Iska hor imaad Khasaaro geestay oo Muqdisho ka dhacay iyo Taliska booliiska oo ka hadlay.

Submitted by on Jun 2, 2019

Waxaa gabal dhicii maanta Suuqa Degmada Xamar Weyne gaar ahaan agagaarka Masjidka Marwaazi ka dhacay iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamo ku labisnaa dareeska milatariga iyo ciidamo kale oo booliis ah.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment