Israa’iil ‘oo ka hortagtay dagaalyahanno Xisbullaah ah oo doonayay inay ka soo xaluushaan Lubnaan’

Submitted by on Jul 28, 2020

Dhacdadan ayaa waxa ay imanaysaa maalmo un kaddib markii ay cirka isku shareertay xiisado ka dhashay dil la sheegay in Israa’iil ay u gaysatay dagaalyahan ka tirsanaa ururka Xisbullaah.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment