Itoobiya ayaa sheegtay iney ciidamadeeda badda ee burburay 1990-yadii ay 27 sano kaddib dib u soo celineyso dhawaanna shaqadooda billaabayaan.
Itoobiya Oo Shaacisay Xeebaha Ay Ka Hawl-galayaan Ciidammada Badda Ee Ay Sameysaneyso.
on Apr 21, 2019