Maamulka Gobolka Nugaal ee Puntland ayaa sheegay inay wadaan qorshe ay dib ugu celinayan dalkooda dadka Itoobiyanka ah ee ku sugan Magalada Garoowe ee caasimadda Maamulka Puntland.
Itoobiyaanka oo laga masaafurinayo Garoowe
on Sep 2, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka