Jabuuti oo been abuur ku tilmaamay warrar laga faafiyey madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Submitted by on Sep 29, 2024

Dowladda Jabuuti ayaan war rasmi ah ka soo saarin xaaladda Madaxeynaha basle wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta ee Jamhuuriyada Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaleh ayaa bartiisa X ee horreyn loo oray jiray Twiter waxaa uu kaga hadlay xaaladda Madaxeynaha isagoo ku bilaabay qoraalkiis

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment