Jarmalka oo diiday aqoonsiga caddeymaha Soomaalinimada ee soo baxay wixii ka dambeeyay 1991-dii

Submitted by on Jan 13, 2022

Soomaalida qaxootiga ku ah dalka Germany ayaa dhigay bannaabax ay kaga cabanayaan tallaabooyinka dowladda Germany ay ku sheegtay inaysan aqoonsaneyn wax kasta oo document ah oo dadku ay ku caddeynayaan Soomaalinamadooda ee soo baxay waxii ka dambeeyay 1991

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment