Hogaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz ayaa wacad ku maray in uu adkeyn doono sharciga mindiyaha iyo inuu sare u qaadi doono masaafurinta dadka aan sharciyada haysan.
JARMALKA OO SARE U QAADAYA MASAAFURINTA
on Aug 27, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka