JD Vance oo ku adkeystay hadalkiisa ka dhanka ah Muhaajiriinta Haiti

Submitted by on Sep 16, 2024
← →

Washington — DJ Vance oo ah ninka uu usoo xushey musharaxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump inuu noqdo madaxweyne ku-xigeenkiisa ayaa difaacay hadalkiisii ahaa in dadka soo galootiga ah ee u dhashey dalka Haiti ee degan gobolkiisa Ohio ay cunaan Eeyaha iyo Mukulaalaha halka ay ka dilaan oo ay afduubtaan dadka deriska la noqdo.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment