Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabista Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,
Jeneral Asad Cusmaan oo loo magacaabay taliyaha booliska Soomaaliya
on Sep 26, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka