Hay’ad ka mid ah kuwa ugu waaweyn ee ka shaqeeya hawlaha gurmadka degdegga ah ayaa sheegtay in maydad gaaraya 10,000 ruux laga yaabo in ay weli ku hoos jiraan burburka dhismayaasha ku dumay duqeyntii aan kala go’a lahayn ee Israa’iil ku haysay Qasa 15-k » Akhri Qormo Dhamaystiran
“Jid kasta meyd ayaa yaal’: Reer Qasa oo ka sheekeeyey heerka burburka halkaas gaarey
on Jan 21, 2025