Qaar ka mid ah siyaasiinta ka soo jeeda deegaanada Jubaland ee u sharaxan xilka Madaxweynaha Jubaland ayaa maalmihii la soo dhaafay walaac xooggan ka muujinayay guddoonka Guddiga Doorashada ee Jubaland.
Jubaland oo isku diyaarinaysa doorasho
on May 6, 2019