Jubaland oo ku Dhawaaqday Guusha ay ka Gaartay Raaskanbooni

Submitted by on Dec 11, 2024
← →

M/mulka Jubbaland ayaa goor dhow sheegtay inay la wareegeen magaalada Raas kambooni kadib dagaal saacado badan qaatay War lagu baahiyay telefishinka afka m/mulka ku hadla ayaa lagu sheegay in ciidamadooda si buuxda ula wareegeen degaanka Ma jiraan warar madax banaan oo warkaan xaqiijinaya ama beeninaya waxaana degaan  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment