Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa guul wayn ka sheegatay dagaal ay saaka ciidamadeeda la galeen kuwa dowladda federaalka ee dhowaan la geeyay aagga deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Jubaland oo ku Dhawaaqday inay La wareegtay Goobihii Dagaalada Culus ka dhaceen
on Dec 11, 2024