Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saartay awaamiir cusub oo ku saabsan isticmaalka codbaahiyaasha masaajidda inta lagu jiro tobanka dambe ee bisha barakeysan ee Ramadaan. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Jubbaland oo Mamnuucday in Codbaahiyaasha Masaajidda Kor Loo Qaado 10-ka Dambe ee Ramadaan
on Mar 9, 2026