N’Djamena — Falanqeeyayaasha arrimaha siyaasadda caalamiga ah ayaa sheegaya in dacaayadaha iyo wararka marin-habaabinta ah ee Ruushka ay door muhiim ah ka ciyaareen ka bixitaanka ciidamada Faransiiska ee Chad iyo dalal kale oo ka tirsan gobolka Saaxil ee Galbeedka Afrika. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Kaalinta Ruushka ee bixitaanka ciidamada Faransiiska ee Chad iyo dalal kale
on Feb 20, 2025