Kumanaan kaamirooyinka loo adeegsado xagga ammaanka oo ku rakiban guud ahaan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa gacan ka gaysanaya ka hortagga weerarrada maleeshiyada al-Shabaab, » Akhri Qormo Dhamaystiran
Kaamirooyinka oo kaalin ka qaadanaya sugidda amniga Muqdisho
on Oct 25, 2024