Dowladda Kenya ayaa soo saartay wargelin la xiriirta in wixii maanta ka dambeeya diyaaradaha ka baxaya caasimadda Muqdisho ee u socda Kenya ay sii mari doonaan garoonka diyaaradaha ee ku yaalla magaalada Wajeer,sida laga xigtay waaxda duulista hawada Kenya ee KCAA.
Kenya Oo Joojisey Duulimaadyadii Tooska ahaa Ee Nairobi Iyo Muqdisho.
on May 9, 2019