Qaar ka mid ah culimada Muslimiinta ee Kenya ayaa sheegay in ay “aad u qoonsadeen tallaabada Kenya ay ku suuq-gelineyso khatka iyo ganacsigiisa.”
Kenya oo Malaayiin doolar ku bixineysa jaadka
on Jun 14, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka