Kenya Oo Shaacisay In 11 Qof Oo Aay Ku Jiraan Soomaali Laga Helay Cudurka Coronavirus

Submitted by on Apr 3, 2020

corApril 3 2020 Nairobi (Cadceed) –Dowlada Kenya ayaa sheegtay in 11 ruux oo laga helay cudurka Coronavirus maanta dalka Kenya uu mid ka mid ah yahay muwaadin ka soo jeeda dalka Soomaaliya.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment