Dowladda Kenya ayaa sheegtay inaysan ogolaan doonin inay dalkeeda soo galaan alaabo aan cidina la socon oo la soo saaro duulimaadyada kaga yimaada dhinaca Soomaaliya.
Kenya oo soo saartay go’aan ka dhan ah Soomaaliya
on May 29, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka