Khilaafka Doorashada: Heshiis ma laga gaari karaa iyadoo Puntland iyo Jubbaland ay maqan yihiin?

Submitted by on Feb 22, 2021

Soomaaliya waxaa weli ka taagan khilaafka ka dhashay hanaanka doorashada xilli uusan kala caddeyn goorta si rasmi ah loo qabanayo shir loo wada dhan yahay oo dhammaan madaxda Maamul Goboleedyada iyo madaxda dowladda

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment