Xukuumadda Sudan ayaa sheegtay in go’aanka ay Itoobiya keligeed ku gaadhay in ay buuxiso harada biyo-xidheenka Niil “halis ku yahay nabadgelyadeeda qaranka”.
Khilaafka Niil: Sudan oo sheegtay in go’aan Itoobiya gaadhay halis ku yahay
on Feb 7, 2021