Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi,Kim Jong-un ayaa gaaray magaalo xeebeedka Vladivostok oo markii ugu horreysay wadahadallo uga furmayo isaga iyo dhiggiisa Ruushka,Vladimir Putin.
Kim Jong-un oo gaaray Ruushka.
on Apr 24, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka