Hoggaamiyaha Kuriyada waqooyi ayaa sheegay in wadahadal seddexaad oo uu la yeesho Trump ay suuragal tahay haddii uu Mareykanka beddelo argtidiisa ku aaddan wadahadalka.
Kim: Wadahadallo furan ayaan diyaar u ahay haddii ‘Mareykanka uu wax beddelo qaabka wadahadalka’
on Apr 13, 2019