Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka bilowday Shirweyne Dib u Heshiisiineed oo la isugu keenay saddex beelood oo maalmahan ku dagaalamayay degmada Luuq ee gobolka Gedo waxaana shirka daahfuray Madaxweynaha Jubbaland. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Kismaayo oo uu ka dhacay kulan lagu heshiisiinayo beelo ku dagaalamay Luuq
on Oct 19, 2024