Koofi oo sheegay inuu jiro qorshe ay Dowladda ku beegsanayso xubno ka tirsan Mucaaradka

Submitted by on Jun 25, 2025
← →

Xoghayaha Guud ee Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed Dr Maxamed Aadan Koofi ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay maleegeyso qorshe ay duulaan ugu tahay xubnaha Mucaaradka Dowladda.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment