Shacabka Muqdisho ayaa caawa si aad ah u hadal haya xubno ka tirsan Al-Shabaab oo gabal dhicii maanta lagu arkay wadadda u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye Waxay halkaas isugu keeneen gaadiidkii gudaha Magaalada ka baxayey iyo kuwii soo galayey, » Akhri Qormo Dhamaystiran
Kooxda Shabaab oo lagu arkay inta u Dhaxeysa Muqdisho iyo Afgoye:- Sawiro
on Mar 20, 2025