Ku Dhawaad 1,500 Qof Soomaali ah oo qaadatay diinta Masiixiga oo si dhuumaaleysi ugu nool gudaha Dalka

Submitted by on May 30, 2025
← →

Hay’ad lagu magacaabo International Christian Concern (ICC) oo u doodda dadka Kirishtaanka ah ayaa shaacisay in ay in ka badan 1,500 qof oo Soomaali ah oo qaatay Diinta masiixiga ama Kirishtaanka ay si dhuumaaleysi ah ugu nool yihiin Muqdisho iyo gobollada kale.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment