Waxaa Xalay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud gaaray ilaa 25 gaari oo ah nooca xamuulka qaada kuwaas oo siday gargaar bani’aadanimo oo loogi talo galay dadka degan Guriceel iyo agagaarkiisa. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Ku Dhawaad 25 Gaari oo sida Gargaar oo gaaray Degmada Guriceel
on Jan 13, 2025