Allaha u naxariistee Axmed Cabdikariim Wilaayo (Cantar Jeenyo) oo kamid ahaa ciyaartoyda naadigii kubadda cagta ee Jeenyo iyo xulkii qaranka ee Soomaaliya ayaa habeennimadii Sabtida ku geeriyooday magaalada Muqdisho. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Kumuu ahaa cayaaryahan Cantar Jeenyo?
on Dec 9, 2024