Kurdiyiinta Turkiga ayaa rajeynaya in hoggaamiyahooda xabsiga ku jira uu dhowaan ku dhawaaqo xabbad-joojin soo afjari doonta dagaal tobanaan sano ah oo u dhexeeyay fallaagada Kurdiyiinta iyo dowladda Turkiga. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Kurdiyiinta oo xabad-joojin ku dhowaaqaya
on Feb 19, 2025