Kuuriyada Waqooyi ‘oo Otto Warmbier ku soo dalacday 2m oo doolar oo lagu daweeyay’

Submitted by on Apr 26, 2019
← →

Kuuriyada Waqooyi ayaa waxa ay Mareykanka ku dalacday 2m oo doolar oo ah qaansheegadka daryeel caafimaad oo loo fidiyay ardaygii Ameerikaanka ahaa ee Otto Warmbier.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment