Laban in oo Soomaali ah oo lagu kala magacaabo Abdi yuusuf Hassan iyo Mohamed Tahlil Mohamed ayaa waxaa lagu xukumay min soddon sano oo xabsi ah kadib markii lagu eedeeyay in ay afduubteen suxufi Maraykanka ah sanadkii 2012 kii, » Akhri Qormo Dhamaystiran
Laba nin oo Soomaali ah oo lagu xukumay 30 sano oo xabsi ah dalka Maraykanka
on Nov 13, 2024