Jun 15 2019 Muqdisho (Cadceed) – Wararka aan ka helayno agagaarka Isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaadhi qarax ka buuxo uu halkaasi ku qarxay.
Laba Qarax Oo Hada Ka Dhacay Agagaarka Madaxtooyada Somaliya
on Jun 15, 2019