Lix ka mid ah shaqaalaha hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiiniyiinta ee Bariga Dhexe (UNRWA) ayaa lagu dilay laba weerar oo cirka ah oo Arbacadii ka dhacay magaalada Nuseirat ee badhtamaha Gaza.
Lix ka mid ah shaqaalaha Qaramada Midoobay oo lagu dilay Weerar ka dhacay Gaza
on Sep 11, 2024