Lix ruux oo ku dhintay qarax ka dhacay duleedka degmada Xuddur

Submitted by on Sep 15, 2020

Wararka ka imanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in ugu yaraan lix qof ay dhinteen kadib markii ay miino ku qaraxday dad rayid ah degaan 25km u jira magaalada Xuddur.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment