Waxaa magaalada Jigjiga ee caasimada Dawlad Deegaanka Soomaalida lagu maamuusay xuska 37-aad ee maalinta caalamiga ah ee AIDS-ka oo la xuso 1-da bisha December. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Maalinta caalamiga ah ee AIDS-ka oo laga xusay Jigjiga
on Dec 1, 2024