Maamulka Galmudug oo sheegay inay qabteen rag ka dambeeyay dil ka dhacay Dhuusamareeb.

Submitted by on Jun 17, 2019
← →

Madaxa Xukuumadda Dowlad Goboleedka Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in ciidamada ammaanka Galmudug ay gacanta ku dhigeen dadkii ka dambeeyay dilka 4-ruux oo lagu dilay duleedka magaalada Dhuusamareeb.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment