Maamulka Garoowe oo ka digay ka ganacsiga cuntada dhacday

Submitted by on Oct 15, 2024
← →

Maamulka dowladda Hoose ee magaalada Garoowe ayaa uga digay ganacsatada cuntada dhacday ee dukaamada lagu iibiyo kadib marki magaalada Garoowe lagu arkay cunto gasacadaysan oo dhacday oo suuqyada lagu iibinayo.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment