Maamul goboleedka Jubbaland ayaa ku biiray maamul gobolleedyada dalka qaarkood ee ka hor yimid go’aankii dowladda Soomaaliya ee habraaca doorashooyinka dowlad gobolleedyada,
Maamulka Jubbaland Oo ku Biiray Maamul Goboleedyada ka Hor yimid Go’aankii Doorashooyinka Ee Dowladda.
on May 26, 2019