Maamulka Puntland oo Dowlada Somaliya ku eedesay diiditaanka in Ciidankeeda lagu Daryeelo Dalka Dibadiisa

Submitted by on Jan 23, 2025
← →

Puntland ayaa si adag u eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay caqabad ku tahay dadaallada lagu daryeelayo dhaawacyada ciidamada Puntland ee ku dhaawacmay dagaalka lagula jiro kooxda Daacish.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment