Maamulka Puntland oo Galmudug ku eedeysay martigelinta ciidamo ay sheegtay in lagu waxyeelleynayo amnigeeda

Submitted by on Jul 27, 2026
← →

Puntland ayaa ku eedeysay maamulka Galmudug inuu dowladda Federaalka kala shaqeynayo joogitaanka maleeshiyaad ay sheegtay in laga abaabulayo deegaannada maamulkaas si loogu dhibaateeyo shacabka reer Puntland.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment