Maamulka Puntland oo Gobolka Sanaag ka Mamnuucay Shirarka lagu taageerayo SSC Khaatumo

Submitted by on Jul 7, 2025
← →

Maamulka Puntland ayaa mamnuucay qabashada shirar aan oggolaansho laga haysan maamulka gobolka Sanaag oo lagu taageerayo maamulka SSC Khaatumo Qoraal uu maamulka soo saaray ayaa si cad u faraya in la joojiyo dhammaan shirarka aan maamulka oggolayn ee lagu qabanayo magaalooyinka gobolka Sanaag.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment