Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa shalay buriyay ama laalay heshiis maamulkii ka horreeyay ee madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar uu la galay maamulka gobolka Canfarta ee dalkaasi.
Maamulka Soomaalida Itoobiya Oo ka Baxay Heshiis Uu Hore U Galay Maamulka Canfarta.
on May 4, 2019