Wakaaladda wararka Suuriya ee SANA ayaa maanta oo Sabti ah warisay in maamulka cusub ee dalkaaso uu magacaabay wasiirka arrimaha dibadda iyagoo doonaya in ay dhisaan xiriir caalami ah laba toddobaad kaddib markii xukunka laga tuuray Bashaar Al-asad. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Maamulka Suuriya oo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda
on Dec 21, 2024