Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in dalkiisu uu taageerayo doonista Itoobiya ee ku aaddan in ay hesho marin badeed iyadoo ku heleysa hab wada xaajood ah oo ixtiraamaya shuruucda caalamiga ah iyo dalalka deriska ahba. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Macron oo sheegay inuu teegrayo in Itoobiya ay hesho marin badeed
on Dec 22, 2024