Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka ay gabdhaha ku lahaayeen warbaahinta qaranka Soomaaliya xilligii dowladdii dhexe. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Madasha Haweenka: Gabdhaha suxufiyiinta iyo warbaahinta qaranka
on Feb 19, 2025