Qareenka madaxa Telegram Pavel Durov kaas oo lagu xiray dalka Faransiiska ayaa sheegay in xarigiisa uu yahay wax lagu qoslo oo ka dhan ah xorriyadda hadalka.
Madaxa App-ka Telegram oo lagu Xiray Dalka Faransiiska’ Eedeymo loo heesto
on Aug 26, 2024