Qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ayaa ku doodaya in shirka ay ku baaqday Villa Somalia uu carqalad gelin karo heshiiskii ra’iisal wasaaraha iyo murashaxiinta mucaaradka.
Madaxtooyada Soomaaliya oo isugu yeertay madaxda maamul goboleedyada
on Mar 2, 2021