Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan u magacaabay Cali Maxamed Caraale,
Madaxweynaha Hirshabelle Oo Xilka ka Qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiriaan Eedaymihiisii kadib.
on Jun 8, 2019